DAAWO SAWIRADA: MUSHARAX MADAXWEYNE SHARIIF XASAN OO KUMANAAN HORTOODA KAGA DHAWAAQAY MUSHARAXNIMADIISA

WAAJIDPRESS – 6 NOVEMBER 2016:

img_1073

img_1074 img_1075 img_1076 img_1077 img_1078 img_1079

 

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Munsaabad ka dhacday maanta Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay waxa uu kaga dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Munsaabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay kumanaan dadweynaha baydhaba, Wasiiro, Xildhibaano, Siyaasiyiin, Dhalinyaro, Haween iyo xubno kale, waxaana uu Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu ku dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne.
Qaar ka mid ah Dadweynihii ka soo qeyb galay Munaasabadan oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in Shariif Xasan uu u qalmo qabashada xilka Madaxtinimada Soomaaliya 2016 ilaa 2020-ka.

Qaar ka mid ah Dadweynihii ka soo qeyb galay Munaasabadan oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in Shariif Xasan uu u qalmo qabashada xilka Madaxtinimada Soomaaliya 2016 ilaa 2020-ka waqtiga haatan lagu kirana u yahay shaqsiga Umada Soomaaliyeed samatabaxin kara.
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dhankiisa hadal kooban ka jeediyay Munaasabada ayaa waxa uu sheegay in wax badan uu dalka u qaban doono hadii uu ku guuleysto qabashada xilka Madaxweynaha Soomaaliya – Xafladii maanta FILO video.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: