Akhriso then DAAWO VIDEO: MADAXWEYNAHA FRANCE OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE SOOMAALIYA

WAAJIDPRESS – 11 NOVEMBER 2016:

img_1087 img_1088

Madaxweynaha Dalka France Francois Hollande ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirnimo ka gudoomay safiirka Soomaaliya u fadhin doona Dalka France.
Munaasabad kooban oo ka dhacday qasriga madaxtooyada Paris ee Élysée Palace ayaa danjire Dr. Cali Shariif Axmed (OO KA SOO jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE), waxaa uu maanta Madaxweyne Hollande ugu gudbiyay warqadihiisa aqoonsiga iyo dhambaal uu ka siday madaxweyne Xasan Sheekh.
Sidoo kale Danjire Dr. Cali Shariif Axmed (oo ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE), ayaa Madaxweynaha Dalka France waxa uu ku wareejiyay Warqad dhambaal ah oo uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud.
Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Ambassador Cali Shariif Axmed waxa ay safiirnimo u ansixiyeen bishii March ee sanadkan 2016-ka, waxaana intaa kadib Madaxweynaha uu u magacaabay in uu safiir ka noqdo Dalka France.

Dhismaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Faransiiska ayaa ah dhismaha ugu weyn ee Safaarad ay Soomaaliya ku leedahay Caalamka, waxaa uu ku yaala agagaarka Madaxtooyada ee Élysée Palace -DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: