War deg deg ah: Golaha Amaanka oo markale kordhiyay xayiraadaha hubka ee saaran Somalia

WAAJIDPRESS – 11 NOVEMBER 2016:

—Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobaya ayaa isku raacay islamarkaana muddo kordhin u sameeyay xayiraadaha dhanka hubka ee saaran Dalalka Soomaaliya iyo Eritrea.

Talaabada Golaha Amaanka ay ku cusbooneysiiyeen cunaqabateynta ayaa lagu sheegay in weli ay muuqata qatarta Xarakada Al Shabaab oo xiriir dhow la leh Urur weynha Al Qaacida.

10 ka mid ah 15-ka Xubnood ee Golaha Amaanka ayaa ansixiyay in muddo kordhintaasi la sameeyay halka 5-ta kalena ay ka aamuseen.

Xariyaadahan ayaa Golaha Amaanka waxey u arkaan xal waxaana sidoo kale ay ugu baaqeen hawgalka Midowga Afrika ee AMISOM in ay kordhiyaan xaqiijinta amaanka Muqdisho.

Sikastab, Golaha Amaanka ayaa walaac xoogan ka muujiyana in hubka intiisa badan uu u gacan galo Xarakada Al Shabaab oo Dagaal xoogan kula jirta Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: