Deg Deg: Alshabaab oo Nabadoono Caan ah oo Goordhaw la Afduubtay..[Magacyo]

WAAJIDPRESS – 12 NOVEMBER 2016:

Wararka aanu ka heleyno deegaanka Yaaqbariweyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku warramaya in deegaankaas laga afduubtay ku dhawaad 3 Nabadoon islamarkaana 2 ka mid ah Waxgaradka la afduubtay ayaa Magacyadooda lagu kala sheegay:-
Nabadoon Axmed Macallin Ibraahim iyo Nabadoon kale oo Magaciisa lagu soo koobay Aasbaro.
Ehellada Waxgaradkaasi la xir xiray ayaa xaqiijiyay in Waaberigii Saaka Guryahooda lagala baxay.
Wararka ayaa intaas ku daraya in Xariga Odayaashaasi ay ka dambeysay in Deeq Raashiin ah oo ka timid Magaalada Baydhabo ay ku qeybiyeen deegaanka Yaaqbariweyne oo Al Shabaab ay ka arrimiyaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: