DEG DEG: CIIDAMDA DOWLADA KGS OO LA WAREEGEY DEGMADA TIYEEGLOW EE GOBOLKA BAKOOL

WAAJIDPRESS – 14 November 2016:

Tiyeeghlow – Waraka inaga soo gaaraya Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in Degmadaasi ay la wareegeen Ciidanka Koonfur Galbeed.

Degmada Tiyeeglow ayaa waxaa Dagaal la’aan la wareegay Ciidanka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya , kadib markii ay ka baxeen Shabaabkii halkaasi ku sugnaa.

Mas’uuliyiin ka tirsan Koonfur Galbeed oo aan la xiriirnay ayaa inoo xaqiijiyay in Ciidanka Koonfur Galbeed Soomaalioya ay hada si buuxda gacanta ugu hayaan Degmada, sidoo kalena ay wadaan Howlgallo ka dhan ah Shabaab.

Ugu dambeyntii, Shabaab ayaa intii ay ku sugnaayeen Degmada Tiyeeglow waxa ay ku dileen tiro dad ah, kuwaas oo ay ku eedeeyeen in ay jaajuus u ahaayeen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: