War deg deg ah: DAAWO; XILDHIBAANADA, ODAYAASHA IYO WASIIRADA KA SOO JEEDA SOMALILAND EE KU SUGAN MUQDISHO OO AQBALAY IN AY KA QEYBQAADAN DOONAAN…………….

WAAJIDPRESS – 14 NOV 2016:

Xildhibaan Cusmaan Cilmi Boqore oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda degaanada maamulka Somaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen sidii ay uga qeyb gali lahaayeen doorashada Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in go’aankaasi ay u dhan yihiin siyaasiyiinta iyo waxgaradka ka soo jeeda degaanada maamulka Somaliland.

Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in ay ka laabteen go’aankii ay horay u qaateen oo ahaa in aysan ka qeyb galeen doorashada Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay ka dib kulan ay ku yeesheen Muqdisho in ay ku heshiiyeen in ay ka qeyb galaan doorashada – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: