War deg deg ah: Madaafiic xoogan oo lagu garaacay Garoonka Stadium Muqdisho

WAAJIDPRESS – 15 NOVEMBER 2016:

Ilaa iyo 5 hoobiye ayaa lagu soo waramayaa in lagu garaacay Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho.

Madaafiicdan ayaa lagu beegsaday Garoonka oo fariisimo ay ku leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dadka Deegaanka ayaa Idaacadaha Muqdisho  u sheegay Madaafiicda la soo tuuray mid ka mid ah in uu ku dhacay guri aan sidaa uga fogeyn Garoonka kubada cagta ee Muqdisho Stadium, waxaana ilaa iyo hada aan si rasmi ah loo ogeyn khasaaraha ka dhashay.

Sidoo kale waxaa jirey Madaafiic kale oo hada ku dhacayaxaafado ka tirsan degmada Deyniile, inkastoo aan la soo sheegin qasaaro ka dhashay Weerarkaasi Madaafiicda ah lamina oga cida ka dambeysa inkastoo weeraro horey oo noocan oo kale ay sheegteen masuuliyadooda Al-Shabaab.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: