War deg deg ah: Qaraxyo xoogan & Weerar toos ah oo ka dhacay Gaalkacyo….[Faah faahin Horudhaca

WAAJIDPRESS – 16 NOVEMBER 2016:

War hada soo dhacay oo naga soo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in weerar bambooyin loo adeegsaday iyo rasaas toos ah lagu qaaday Saldhig lagu magacaabo miir oo ay ciidamada Puntland ku leeyihiin magaalada Gaalkacyo.

Sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in khasaare ka dhashay weerarkaas bamka iyo Rasaasta loo adeegsaday, waxaana uu kuyaala Saldhigan Xaduuda Puntland & Galmudug, waana markii labaad oo sidan oo kale lasoo weeraro tan iyo intii ay jireen dagaalada Gaalkacyo.

Wariyaasheena kusugan magaalada Gaalkacyo ayaa xaqiijiyey in uu jiro khasaare ka dhashay, waxaana wali la maqlayaa rasaas goos-goos ah.

Si buuxda ilaa hadda looma xaqiijin in ay kooxaha weerarkan fuliyey ka soo jeeda Galmudug iyo in kooxda Al shabaab ay lug ku leedahay arintaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: