DHAGEYSO: Maamulka Magaalada Caabudwaaq oo Sheegey Inaaney Awood u Laheyn Joojinta Dagaalada Sukeeya ee Ka Bilowdey Deegaanka

WAAJIDPRESS – 17 NOV 2016:

Magaalada Caabud-waaq ee Gobollka Galgaduud ayaa beryahan waxaa ka socda Dagaal beeleedyo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Muuse Maxamed Axmed (Inji) oo ah Gudoomiye ku xigeenka Degmada Caabud-waaq ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay hub ka dhigis in lagu sameyn doono dadka ku nool Caabud-waaq si looga baaqsado Dagaal beeleedyada ka dhaca Magaaladaasi.

Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa:

 

degmada-caaabudwaaq-mobil

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: