Donald Trump oo Magacaabay Seddax Xil oo Muhiim ah (AKHRI)

WAAJIDPRESS – 18 NOV 2016:

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa magacaabay saddex xil oo muhiim ah oo ka mid noqon doona maamulkiisa cusub.
Trump ayaa wararku waxa ay sheegayaan inuu senator-ka Jamhuuriga ah ee gobolka Alabama, Jeff Sessions u magacaabay inuu noqodo Xeer Ilaaliyaga guud ee Qaranka Mareykanka.
Trump ayaa sidoo kale Mike Pompeo u magacaabay inuu noqdo agaasimaha guud ee hay’adda sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, halka General Mike Flynn uu u magacaabay la-taliyaha amniga qaranka.
Trump si rasmi ah ugumu dhowaaqin magacaabista uu sameeyey, hase yeeshee ilo-wareedyo dhowr ah iyo warbaahinta Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: