Guddoomiyahii Maxkamadda Gobolka Banaadir oo Maanta Shaqadii Laga Fariisiyay

WAAJIDPRESS – 19 NOVEMBER 2016:

Digreeto maanta ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka, Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa lagu sheegay in si kmg ah Shaqadii looga joojiyay Guddoomiyahii Maxkamadda Gobolka Banaadir Mudane, Xaashi Cilmi Nuur.

Sababta shaqo Joojinta ayaa lagu sheegay iney tahay shaqada Maxkamada Gobolka banaadir oo aan u socon sidii loogu talo galay isla markaana ay jiraan dacwado badan oo iska daba yimid.

Dikreetada maanta soo baxday Laguma sheegin xilliga ay ku egtahay shaqo ka joojinta lagu sameeyey Guddoomiye Xaashi Cilmi Nuur oo dhinaca kale ku soo beegmeysa xili shacabku ay ka cabanayaan musuq maasuq hareeyey heyadaha garsoorka dalka.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: