War farxad leh: DEG DEG: Maanta CIIDAMADA KGS OO MAANTA SI BUUXDA GACANTA UGU HAAYA TIYEEGLOW

WAAJIDPRESS – 19 NOVEMBER 2016:

IMG_25F71E-AE3EC2-7EF674-7FD2ED-1AC877-689793

Maanta Degmada Tiyeegloow Ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ay  Ciidamada Dowlada Koomfur galbeed ay si buuxda ula wareegeen Degmadaasi.

Ciidamada ayaa waxaa u suurta gashay in ay Al-Shabaab ka gacan maroo jiyaan Tiyeegloow kuwaas oo 5-tii maalin ee la soo dhaafay ku dagaalamayay Halkaasi.

Ugu dambeyntii, Gudoomiyaha degmada iyo maamulkiisa ee uu soo magacaabey dowlad Goboleedka KOONFUR GALBEED Ayaa maanta si nabadgelyo ah ugu laabtey xafiisyadooda iyo guryahooda ee magaaladaasi.

Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool ayaa ah Magaalo is taraatiiji ah oo isku xirta Gobolada Dhexe ee dalka iyo Kuwa Koonfurta Dalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: