DEG DEG: DOORASHADA Sadexda KURSI EE BEESHA JIROON OO LA GUDA GALEY

WAAJIDPRESS – 20 NOVEMBER 2016:

Baydhabo – Wajaigii 2aad Ee Doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maalintii 2aad Ka Socota magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka BAY.

Doorashada ayaa waxaa ay ka dhacaysaa hoolal ku yaalla Gudaha Madaxtooyada Dowlada KGS waxaana ergooyinku ay dooranayaan xildhibaanada.

Doorashada Maanta ayaa ku kooban Hal beel oo keliya,  ayaa waxaa la dooranayaa 3 xildhibaan oo kamid noqonaya xubnaha baarlamaanka Soomaaliya u matalaya kuwaaso ay ka soojeedan Beesha Jiroon,

Kursiga Kowaad waxa ku tartamaya:

Macalin Cali Aadan iyo Dr. Maxamed Caanoy isxaaq.

Kursiga 2aad waxaa ku tartamaya:

1. Dr. Axmed Xaaj maxamed (TAAW)
2. C/qaadir Xussen Xasan
3. Ugaas Isaaq Cali.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose Beesha JIROON ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: