DEG DEG: Akhriso then DAAWO Shirka Tallo-Qaran oo furmay + Qodobada loogu hadlay

WAAJIDPRESS – 20 NOV 2016:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa goordhaweyd Magaalada Muqdisho ka Furey shirka Talo Qaran oo dhawaan uu shaaciyay in la qaban doono.

Shirkaan oo ah kii ugu horeeyay ee dalka lagu qabto ayaa waxaa loogu hadlayaa Lix qodob oo kala ah Cadaalada, amniga, dhaqaalaha, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Wadaninimada, waxaana ka qeyb galaya Mas’uuliyiin ka tirsan DF & shacabka Soomaliyeed – DAAWO:

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: