DEG DEG:+Aqriso Magacyada Labada Mudane Ee Beesha Jiroon Ee Maanta Ku Guuleystey Aqalka Hoose – SAWIRO

WAAJIDPRESS – 21 NOV 2016:

01-23

Waxaa Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka soconaya doorashada Wajaga 2aad Ee Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Macalin Cali Aden  iyo Axmed Xaaji Maxamed (Taaw)  ay  Ku guuleysteen Labada Kursi Ee Aqalka Hoose Ee  BEELWEYNTA JIROON.

Mudane Macalin Cali Aaden , ayaa Heley 46 cod isagoona ka adkaadey  Maxamed Caanoy isxaaq.

sidoo kale Kursiga Laabaad waxa ku guuleystey Axmed Xaaji Maxamed (Taaw), oo heley 35 cod, isla markaana waxa uu ka adkaadey C/qaadir Xussen Xasan  iyo Ugaas Isaaq Cali.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: