Aqriso: Magacyada Iyo Beelaha Xubnaha kale oo Aqalka Hoose ee MAANTA Lagu Doortay Baydhabo

WAAJIDPRES – 22 NOV 2016:

image IMG_25F71E-AE3EC2-7EF674-7FD2ED-1AC877-689793    afaraale 03-21

Magaalada  Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka dhacday Doorashada Wajagii 2aad Ee  xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose.

Xubnaha iyo Beelaha maanta la doortay ayaa waxa ay kala yihiin:

  1. Maxmed Isaaq Afaraalle /Mirifle /Jilible
  2. Isgoowe Deerow Isaaq  /Mirifle /Jilible
  3. Prof. Saalim caliyow ibrow /Digil/jiido oo ka so galey Magaalada Qoryooley oo Gobolka Shabeelaha Hoose
  4. Axmed Cumar Islow/Hawiye/Wacdaan Osmaan oo ka soo galey Afgoye-Shabeelaha ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya
  5. Axmed Mayow Cabdulle(Col.Ruush/ Digil/Bagadi/Qoriile.
  6. Cabdalla  Xuseen Cali/Dir/Biimal oo ka soo galey Magaalada Marka ee Shabeelaha Hoose
  7. Xaaji Cali sheikh Maxamed/  Digil /5ta caleemood/erdho oo ka soo galey  Magaalada DAAFEET ama Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

     

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: