War deg deg ah: GUDOOMIYE Prof. Jawaari oo maanta u magacaabey Gen. Jaamac yare gudoomiyaha GUDIGA doorashada SOMALILAND

WAAJIDPRESS – 22 NOVEMBER 2016:

 

GUDOOMIYE Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Ayaa maanta magacaabey  Guddiga doorashada xubnaha labada aqal EE beelaha SOMALILAND, wuxuuna madax uga dhigey siyaasiga ruugcadaaga ah ee Gen. Jaamac Maxamed Qaalib.

Doorashada 2016 ayaa keentay is qabqabsi badan oo ku saabsan Aqalka cusub ee sare iyo sida loo qeybsanayo, kaasoo lagu saleeyay maamul Goboleedyo.

Gudoomiyaha gudigani Gen. Jaamac Maxamed Qaalib wuxuu ka mid ahaa saraakiishii sare ee ciidamada Soomaaliya sida Booliska iyo Nabadsugidda, wuxuuna muddo dheer u ololeynayay midnimada Soomaaliya isagoo xilala kala duwan kasoo qabtay dowladihii Soomaaliya.

Guddigan waxaa u taagan maamul Goboleedka Somaliland waxay kulamo la yeesheen xalay GUDOOMIYE Prof. Jawaari iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating iyagoo kala hadlay qabashada Doorashada labada aqal ee kasoo jeeda Somaliland – Akhriso waraaqda uu GUDOOMIYE Jawaari maanta ku magacaabey gudiga KA kooban 7 xubnood:

 

img_1106

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: