Siyaasad Cusub: Gudoomiye Prof. Jawaari oo maanta Taageerey Xildhibaan XIDIG oo doonaya in uu noqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka

WAAJIDPRESS – 23 NOV 2016:

thumb

 

Kulankii Maanta Dhexmaray Xafiiska Gudoomiye Prof. Mohamed Sheikh Osman Jawari iyo xildhibaan Abdirashiid Mahamed Xidig (oo u dhashey Beesha OGAADEEN – DAAROOD) Ayaa Abuuray Isfahan Siyasadeed Oo Baal Cusub furay.

Jawaari iyo Xidig oo mar kale Xildhibaanimo loo doortay ayaa isku fahmay heshiis ah in Xidig uu u sharxan yahay Xilka Guddoomiye Baaralmaanka soo socda.

Baarlamaanka Soomaalia Doorashada Fooda Inagu Soo haysa Ee 2016.

Sidoo Kale Waxaa uu idaacadaha u sheegey Gudoomiye Jawaari In uu Ku faraxsanyahay Soona Dhawaynayo Musharaxnimada Xildhibaan Xidig uu ku doonayo Gudoomiyaha Baarlamaanka.

Kulankan Dhexmaray Maanta Xidig &Jawaari Ayaa Meesha Kasaaray Musharaxnimada Gudoonkii Hore Ee Baarlamaanka Somalia.

Marka Laga Tago Xildhibaan Xidig Oo Sheegay In Uu Diyaar Uyahay Qabashada Gudoonka Aqalka Hoose, Majirto Cid Kale Oo Wali Sheegatay Musharaxnimada, Afhayeenka Baarlamaanka Somalia.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: