War deg deg ah: Qarax gaari lagu soo xiray oo ka dhacay Degmada Shibis ee magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 25 NOVEMBER 2016:

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Xaafada Maanabooliyo qaybta Xigta Degmada Shibis, waxaa halkaasi ka dhacay qarax Khasaare geystay.

Qaraxan ayaa lagu soo xiray gaari noociisa uu yahay Kaarib oo uu watay nin la sheegay inuu la shaqeeyo Imaaraadka Carabta, kaasi oo ah Askari.

Wararka waxa ay sheegayaan ruuxii Askariga ahaa ee la shaqeynaayay Carabta inuu halkaasi ku dhintay, halka sidoo kale ay ku dhaawacmeen saddex ruux oo kale.

Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/fataax Cumar Xalane ayaa u sheegay Dhacdo.com in qaraxaasi uu ku dhintay Askariga u shaqeeya Imaaraadka Carabta, halka ay ku dhaawacmeen saddex kale.

Afhayeenka ayaa sheegay ciidamada amniga inay gaaren goobta howlgalna ay ka wadaan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: