XILDHIBAAN Dalxa iyo xildhibaano kale oo maanta BAYDHABA lagu doortey

WAAJIDPRESS – 25 NOVEMBER 2016:

Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay maanta waxaa lagu qabtay Doorashada xubnaha xildhibaanada Aqalka Hoose ee ka imaanaya Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Doorashada oo maanta ku socotay si Habsami leh ayaa waxaa ku soo baxay 6 Mudane oo ka mid noqday xubnaha cusub ee Aqalka Hoose.

Xubnaha Maanta La Doortey Waxay Kala yihin.

Prof. Maxamed Cumar Dalxa – /Hintire/Beelaha shanaand
Amina Sheekh Cismaan – /Dir/ Biimaal/Reer Daadow
Nadiifo Aaden Isaaq -/ Digil/5ta Caleemood/ Barbaare
Safiyo Xasan Nuur – /Digil/Jiido
Xuseen Cismaan Xuseen – /Digil/Galadi/Yabdhaalle
Amina Xasan Cali – / Digil/ Galadi/Tolweyne.
Ugu damnbeyntii, Ergada ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa soo dooranaya xubnaha ay u arkaan in ay u qalmaan xilkan.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: