War deg deg ah: CIIDAMADA MAAMULKA KOONFUR GALBEED OO WEERAR ku qaadey xero alshabaab ku laheyd duleedka Magaalada WAAJID ee gobolka Bakool

WAAJIDPRESS – 2 DEC 2016:

Weerar ay maanta Ciidamada Maamulka KOONFUR GALBEED  ay ku qaadeen baro Xarakada Al Shabaab ay ku leeyihiin Duleedka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Dagaalkan ayaa yimid ka dib markii Ciidamada MAAMULKA KOONFUR GALBEED ay weerar ku qaadeen fariisimo Xarakada Al Shabaab ay ku leeyihiin Degaanka Dhuraay ee 20KM u jira Magaalada Waajid.

Korneel Teesow CABDULLAAHI oo  ka tirsan Ciidamada KOONFUR GALBEED  ayaa waxuu sheegay in Dagaalkaasi ay qadaan uu dhaawac ka soo gaaray ilaa 3 Askari oo ka mid ah Ciidamada Dowladda.

Korneel Teesow C/laahi wuxuu kaloo sheegay Dagaalka in ay ku dileen Dagalyahano ka tirsan Shabaab.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: