War deg deg ah: Axmed Madoobe oo la saftey PUNTLAND isla markaana diidey in uu sixiixo xildhibaanada Jubaland ee Aqalka hoose

WAAJIDPRESS- 3 DEC 2016:

Axmed Madoobe oo sharuud ku xiray ansixinta liiska xildhibaanada ka imaanaya Jubbaland.

Wararka ka imaanaya  magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Axmed Madoobe uu sharuud ku xiray ansixinta liiska xildhibaanada cusub ee baarlamaanka kamid noqonaya.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in liiskaasi uusan ansixin doonin, ilaa tabashooyinkaasi PUNTLAND  laga dhameynayo.

Axmed Madoobe Ayaa SHEEGEY Puntland waxay dooneysay in xildhibaanada ka imaanaya Sool, Sanaag iyo Ceyn lagu doortaa magaalada Garowe, balse gudiga doorashada ayaa sheegay in xildhibaanada waqooyiga ka imaanaya lagu dooranayo magaalada Muqdisho.

Qorshaha ayaa ahaa in maanta magaalada Kismaayo lagu ansixiyaa xildhibaanada labada aqal ee Jubbaland matalaya, kadibna ay usoo duulaan magaalada Muqdisho.

Lixda bishan December ayaa qorshaha uu yahay in kulankooda ugu horeeya yeeshaan xildhibaanada baarlamaanka, balse lama oga sida ay wax noqon doonaan.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: