DAAWO: Beesha Shiikhaal oo cabasho ka muujisey Madaxweynaha GALMUDUG

WAAJIDPRESS – 4 December 2016:

Salaadiinta iyo Waxgaradka Beesha Shiikhaal oo ka mid ah beelaha dega deegaanada Galmudug oo maanta saxaafadda kula hadlay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in Madaxweynaha Galmudug C/kariim Guuleed uu boob ku hayo kursigii beeshaas Aqalka Hoose. Beesha Sheekhaal oo Galmudug ku leh laba kursi ayaa horey Madaxweyne Guuleed ugu qasbay in mid ka mid ah gabdho kaliya ku tartamaan, halka midkii soo haragay uu doonayo in si qasab ah loogu doorto Musharax lagu magaacabo Cali yare – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: