DAAWO: MUSHARAX SHARIIF XASAN OO RAJADIISU SII KORDHEYSA

WAAJIDPRESS – 4 DECEMBER 2016:

img_1130 img_1131 img_1132 img_1133

Muqdisho –  Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden Isla markaana u taagan qabashada Jagagda Madaxweyninimada Somalia Sanadkan 2016 ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho.

Soo dhaweynta Musharax Shariif Xasan Sheekh Aaden waxaa ka qayb-qaatey dad isugu tegey Garoonka diyaaradaha, waxaana kamid ahaa siyaasiyiin hore, Xildhibaano, Odayaal dhaqmeedyo iyo saraakiil ciidan.

Musharax Shariif Xasan Sheekh Aaden oo hadal kooban ka Ka Sheegey Qalka VIP-da Ee Garoonka Diyaarahada Ee Magaalada Muqdisho .

“Waxaan u baahanahay Dhaqan Dowladnimo oo Cusub oo ka duwan kii hore,waxaan u baahanahay dhaqan dowladnimo oo ku dhisan Midnimo,waxaan u baahanahay dhaqan dowlanimo oo ku dhisan isla Xisaabtan,waxaan u baahanahay dhaqan Dowladnimo oo ku saleysan Wadajir iyo Iskaashi”ayuu yiri Musharax Shariif Xasan.
Ugu dambeyntii, Musharax Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa Horey u balan qaaday Haddii uu ku guuleysto Xilka Madaxtinimo ee dalka in uu waxbadan ka qaban doono arimaha Cakiran ee ka jira dalka,lana imaan doono Siyaasad ku dhisan hufnaan iyo Dowlad wanaag.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: