War deg deg ah: Mid ka mid ah Ergadii soo dooratay C/llaahi Goodax Barre oo Muqdisho lagu dilay

WAAJIDPRESS – 5 DECEMBER 2016:

Muqdisho–KNN–  Sida ay Idaacadaha Xaqiijiyeen ayaa Saakay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde waxaa lagu dilay mid kamid ah Ergadii Magaalada Jowhar ku soo dooratay Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre.

 
Allaha u Naxariistee Marxuunka ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray C/qaadir Cabdi Cali.

 
Dilka ayaa la sheegay inuu Geystay Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya,iyadoo Askarigii Dilka Geystay la xiray sida ay Noo Xaqiijiyeen Dad Marqaati yaal ah.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: