Taliyihii hore ee Ciidamada Cirka Soomaaliyeed uu ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya

WAAJIDPRESS – 7 DEC 2016:

Waxaa gelinkii dambe ee maanta Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya, ku geeriyooday ALLAHA U NAXARIISTO Taliyihii hore ee Ciimada Cirka Soomaaliyeed, Maxamuud Maxamed Guuleed.

Marxuumka ayaa sidoo kale Dowladii Maxamed Siyaad Barre waxuu ka soo noqday Guddoomiyihii Shirkada Duulimaadyada ee Somalia airline.

Mas’uuliyiin ku sugan Magaalada Nairobi ee Xarunta Dalka Kenya ayaa geerida Taliye Maxamuud u xaqiijiyay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa sidoo kale ay sheegeen in Marxuumka uu muddooyinkii dambe uu ku xanuunsanayay Magaalada Nairo ee Xarunta ee Dalka Kenya.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: