War deg deg ah: Weerar lagu qaaday Guriga gudoomiyihii hore ee Warta-Nabadda ee Muqdisho

WAAJIDPRESS – 10 DEC 2016:

Wararka Caawa Naga soo gaaraya degmada Warta-nabadda ayaa waxa ay sheegayaan in caawa Bambooyin lagu weeraray guriga gudoomiyihii hore ee Wartanabadda Deeqo Cabdulqaadir.

Inta la xaqiijiyay 4 qof ayaa ku dhaawacan tahay weerarka lagu qaaday Guriga gudoomiyihii hore ee degmada Warta-nabadda.

Afarta qof ee dhawaacan tahay ayaa lagu soo waramaya in ay ka mid ahayeen dadkii kunoolaa guriga gudoomiyihii Hore Wartanabaddda .

Waa markii Afraad oo weerar lagu qaado guriga gudoomiyihii hore ee Wartanabaddda Deeqo Cabdulqaadir.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: