DAAWO: XAFLAD LAGU SAGOOTINAAYO XILDHINAAANADA LABADA AQALKA EE BFS OO CAAWA KA SOCOTA MADAXTOOYADA Dowlad Goboleedka KOONFUR GALBEED

WAAJIDPRESS – 10 DEC 2016:

img_0ed61d-deb2b3-9d3143-c19cfe-68369a-268701

Baydhabo – Xaflad Ballaaran oo Lagu Sagootinaayo Xildhibaanada Baarlamaanka Aqalka Sare & Kan Hoose oo gaaraya 77 XILDHIBAAN oo ka SOO JEEDA MAAMULKA KOONFUR GALBEED, ayaa hadda Ka socota Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xaflada waxaa ka QEYBGALEY Madaxweynaha Koonfur Galbeeed Soomaaliya ahna Musharax Madaxweynenimada Soomaaliya Mudane SHARIIF Xassan Sheekh Aadan, Mas’uuliyiin, Beesha caalamka iyo AMISOM, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS , DAAWO sawiro mardhowna filo video:

img_1143 img_1144 img_1145 img_1146

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: