War deg deg ah: Ciidamada Dowlada oo bilaabey in ay isbaaro dhigtaan degmada Huruwaa ee Muqdisho

WAAJIDPRESS – 12 DEC 2016:

Guddoomiyah Degmada Huruwaa ee Muqdisho Max’ed Axmed Xaashi ayaa sheegay in Ciidamada Milatariga ah ee deggan degmada ay dhibaato ku hayaan maamulka degmada.

Waxaa uu sheegay in Ciidamada Milatariga loogu talagalay furumaha dagaalka,waxaana ay hadda dhib ku hayaan nuu yiri dadka shacabka ah.

Meelaha ay milatariga joogaan ayuu sheegay in ay dhigtaan Isbaarooyin,Habeenkii lagu dhaco dadka islamarkaana uu maamulka degmada wax ka qaban la’yahay.

Guddoomiye Xaashi ayaa sheegay in Talisyada Ciidamadaas ay uga dacwoodeen laakiin warkooda laga soo qaaday waxba kama jiraan oo ay dhibaatada wali heysato.

Waaxyaha degmada qaar ka mid ah oo ay joogaan Ciidamada Milatariga ayuu sheegay in laga sugi la’yahay amniga, maamulkiisana uu maaro u la’yahay.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: