Madaxweynaha Hirshabeelle oo shahaadooyin siiyay labadii Xildhibaan ee kursigooda la laalay (Sawirro)

WAAJIDPRESS – 14 DEC 2016:

img_1151 img_1152

Iyadoo ay Maamulka KOONFUR GALBEED horey u qaadaceen go’aankii Gudiga Xalinta Khilaafaadka ay ku laaleen 5 xildhibaan oo BAYDHABA lagu soo doortey, ayaa isla maanta  sidoo kale Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa qaadacay go’aankii Guddiga xalinta khilaafaadka ee ay ku laaleen labo ka mid ah kuraastii lagu doortay magaalada Jowhar, kaasoo Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal uu diiday inuu aqbalo natiijada doorashadaas  loo maray.

Xaflad caawa ka dhacdey Magaalada Jowhar Ayaa Madaxweynaha Hirshabeelle uu shahaadooyin guddoonsiiyay Maxamed C/llaahi Xasan Nuux oo ahaa Wasiirkii Dhalinyarada iyo C/casiis Saalax Carmaan oo labadaba ka mid ahaa 11-kii kursi ee ay laaleen Guddiga xalinta khilaafaadka.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: