AKHRISO: Waqti cusub oo loo qabanayo Doorashada Madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka

WAAJIDPRESS – 17 DEC 2016:

Wararka laga helayo Guddiga Doorashada Dadban ayaa sheegaya in dib u dhac hor leh ku yimid waqtigii loo qabtay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxaa dib u dhac ku yimid Dhaarinta xildhibaanada cusub oo lagu waday in 15-kii Bishan la dhaariyo, waxaana hadda iska cad in xilligii aya ahayd in la doorto Guddoonka Baarlamaanka labada aqal isna dib u dhacayo.

Warar xogogaal ah ayaa sheegaya in waqti cusub oo ah aakhirka Bisha Janaayo 2017 haddal oo qoondeynayo inay dhacdo Doorashada Madaxweynaha iyadoo hortaanka Janaayo la dooranayo Guddoonka.

Beesha caalamka iyo Guddiga Doorashooyinka ayaa culeys saarayay inaysan doorashadu dhaafin 2016, waxayna ahayd rajada ugu dambeysa in doorashadu ku dhacdo gudaha bishan Disembar taasoo hadda meesha ka sii baxeysa.

Muranka ka taagan xildhibaano la isku heyso, xubnaha Aqalka sare ee loo qoondeeyay Somaliland iyo loolanka musharixiinta xilka madaxweynaha ee Madasha ka mida ayaa xaaladda uga sii daray.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: