DEG DEG: Haween ka mid ah Shaqaalaha Garoonka Diyaaradaha oo la Dilay

WAAJIDPRESS – 17 DEC 2016:

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in haween ka mid ahaa howlwadeenada Garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee Qandahaar in ay ku Dileen Koonfurta Dalka Afgaanistaan.
Haweenkan oo tiro ahaan gaarayay 5 iyo darawalkooda ayaa waxaa rasaas xoogan ku furay 3 Ruux oo hubeysanaa kuwaasi oo la socday mooto.
Agaasimaha Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Qandahaar, Axmadullah Faizi ayaa waxuu shaaca ka qaaday in Dumarkan ay ka shaqeynayeen Shirkad si gaar loo leeyahay oo ka howlgasha Garoonka.
Kooxihii ka dambeeyay Dilkaasi ayaa lagu soo waramayaa in goobta ay isaga baxsadeen.
Ilaa iyo hada majiro cid sheegatay mas’uuliyda Weerarka lagu Dilay Haweenkaasi.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: