War deg deg ah: Nin ka ganacsan jiray Kabaha oo xalay lagu dilay Dharkeenley ee Magaalada Muqdisho

WAAJIDPRESS – 21 DEC 2016:

Kooxo hubeysan ayaa xalay degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir ku dilay nin dhalinyaro ah oo ka ganacsanayay Kabaha.

Ninkan dhalinyarada oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Maxamed Sabriye ayaa ka mid ahaa dhalinyarada aadka looga yaqaanay dharkeenley, gaar ahaan xaafada Macmacaanka.

Goob joogayaal ku sugnaa halka dilka ka dhacay ayaa sheegay in niman bastoolado ku hubeysteen ay toogteen, kadibna ay goobta ka baxsadeen.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: