MAANTA AYAA LAGU DHAJIYEY: Sawirada Musharax Shariif Xasan oo lagu arkay Waddooyinka Muqdisho

WAAJIDPRESS – 22 DEC 2016:

Sawiradda Madaxweynaha Koofur Galbeed ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa lagu arkay waddooyinka Muqdisho, isagoo ku biiray boorarka sawirada Musharaxiinta ee la suray inta badan waddooyinka Muqdisho.

Shariifka ayaa si cad uga dhaadhiciyey Xildhibaanada labada Aqal ee laga soo doortay Koofur Galbeed in ay isku duubnaadaan, isla markaana xilligan la joogo xilligii ay raadin laheyd wax ka weyn Guddoomiye Baarlamaan, sida Ra’iisul Wasaare ama Madaxweyne – DAAWO:

 

img_1166 img_1167

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: