War Deg Deg ah: Ciidamo ka tirsan kuwo Dowladda oo Toogasho ku Dilay Wiil watey Mootada Bajaajta agagaarka KM-4…

WAAJIDPRESS – 21 DECEMBER 2016:

Ciidan ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta Agagaarka Isgoyska KM-4 ee Magaalada Muqdisho ku dilay Wiil wade ka ahaa Mootada loo yaqaanno Bajaajka oo ku badan Magaalada Muqdisho.

Goobjoogeyaal ayaa noo sheegay in Wadaha Mooto Bajaajka loo dilay Lacagta Joogtada ah ee laga qaado Bajaajleeyda.

Dhowr jeer ayaa sidaan oo kale Magaalada Muqdisho loogu dilay Wadeyaasha Mootooyinka loo yaqaano Bajaajka ee sanadihii dambe ku soo badanayay Magaalada Caasimadda ah ee Muqqdisho.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: