War Deg Deg ah:- Iska-horimaad Dhimasho Sababay oo Saaka ka dhacay Magaalada Gaalkacyo

WAAJIDPRESS – 23 DEC 2016:

Gaalkacyo–KNN–Dagaal u dhexeeya Ciidamo kala Taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Saaka ka dhacay Magaalada gaalkacyo,gaar ahaan Xaafadda Garsoor ee Magaalada.
Dagaalka ayaa waxaa ku dhintay Labo Qof,halka Saddex kale ay ku dhaawacmeen.
Ujeedka ka dambeysa Dagaalka Saakay iyo Cidda qaaday ayaan la ogeyn,waxaana Magaalada ka jira Xiisad.
Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa Bishii September ku Heshiiyay Magaalada Gaalkacyo,waxaana Mudooyinkii dambe jiray Kulamo ay yeelanayeen Guddiyo Labada Maamul ka kala socda oo sii dhameystirayay Heshiiskii Gaalkacyo.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: