Xog ku saabsan madaxda maamul goboleedyada oo jooga Addis Ababa

WAAJIDPRESS – 23 DEC 2016:

Xog dheeri ah ayaa kasoo baxeysa sababta qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ay u joogaan magaalada Addis-Ababa ee dalka Ethiopia oo ay gaareen maalintii khamiista.

Wararka Ayaa sheegaya in dowlada Ethiopia ay  Shariif Xasan Sheekh Aadan, Cabdikariim Xuseen Guuleed iyo Cali Cabdullahi Cosoble kala hadleyso qorshe cusub.

Qorshahan oo uu soo alifay Shariif Xasan Sheekh Aadan isla markaana AY dowlada ETHOIPIA ku raacdey  oo ah in Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka soo jeeda beesha Ogaadeen laga dhigo afhayeenka baarlamanka Soomaaliya, si beesha Shariif Xasan ay u hesho madaxweyne ama ra’iisul wasaare.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: