DAAWO: Faarax Macalin oo Runta Shaaciyay”Doorasho kama socota Somalia ee Itoobiya ayaa ku ciyaareysa”

WAAJIDPRESS – 25 DEC 2016:

Gudoomiye ku xigeenkii Hore ee Baarlamaanka Kenya, ahna siyaasi caan ah faarax Macalin ayaa siwayn uga hadlay Xaalada Soomaaliya ee Xiligan iyo Doorashada oo dhowr jeer dib u dhacday, Sidoo kalana wuxuu eedayn usoo jeediyey Itoobiya oo uu sheegay inay doonayso Inay Soomaalia Liqdo ama meel banaan ka qaadato.

Soomaaliya waxaa ka dhacday Doorasho aan Nooceedu horey Aduunka uga dhicin, Xumaan way dhaaftay, Sidoo kale dalalkii Dariska ahaa ayaa Faragelin Qaawan ku Haya, Waxaana la doonaya in dadka la isku dilo, Kadibna Soomaaliya meesha laga saaro” ayuu Raaciyey Hadalkiisa – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: