War deg deg ah: DHAGEYSO: MUSHARAX SHARIIF XASSAN OO BEENIYEY IN UU KA TANAASULEY TARTANKA JAGADA MADAXWEYNENIMO

WAAJIDPRESS – 27 DEC 2016:

img_1180

Xili dhawaan warar soo baxayay ay sheegayeen in Madaxweyne shariif Xasan uu ka  tanaasulay Musharaxnimadiisa ayaa arintasi waxaa beeniyay Xildhibaanada Ololaha doorashooyinka shariif Xasan.

Xildhiban Yacquub Maxamed Cali oo ka mid ah Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in Shariif Xasan uu yahay Musharax Madaxweyne uuna tartan ka Galayo isaga oo beeniyay inuu tanaasul sameeyay – Dhageyso:

 

http://saadaalnews.net/?p=151227

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: