DAAWO then Akhriso: CLOTH DESIGNER MUNA KHALIIF IYO GABDHIHII KALE EE KA SOO GALEY KOONFUR GALBEED OO XILDHIBAANIMADOODA LA AQBALEY SHAHAADADANA QAATEY

WAAJIDPRESS – 28 DEC 2016:

muna shahaada-muna

Ka dib markii dib loo fiiriyey isla markaana xal laga gaarey arintooda Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Dowlada Soomaaliya oo laga soo doortey Koonfur Galbeed Soomaaliya oo murun ka taaganaa ka mid noqoshadooda BFS isla markaana dib ayu eegdey Mashada Hooganka Qaranka (MHQ) ayaa waxa maanta Gudiga Doorashooyinka heer federal ay Siyeen Shahaadada Aqoonsiga.

Waxaa Ugu Dameyn Gudiga Doorashooyinka Somalia  Shahaada Aqoobsiga Ee Xildhibaanimo ay Siyeen Xildhibaanadii Koonfur Galbeed ee lagu muransanaa kuwaas oo kala ah: Maxamed Saciid C/laahi (Ka soo jeeda Beelweynta DIGIL IYO MIRIFLE), Muna Sheekh Khaliifa Abuu (oo ah Designer Dharka London kana soo jeeda Beesha TUNNI – DIGIL IYO MIRIFLE) , Samra Ibrahim Cumar (DIGIL IYO MIRIFLE) iyo Nadiifo Aaden Isaaq (DIGIL IYO MIRIFLE)  kuwaas horey ugu mid ahaa 11 Mudane oo ay laaleen Gudiga Xalinta Khilaafaadka Ee Doorashooyinka Dalka.

Si kastaba ha ahaatee Waxa Dhawaan Madashada ay sheegdey in dib loo soo doorto Kursiga uu ku soo Baxay Sheekh Shaacir Sheekh Maxamed oo ka mid ahaa 5 Mudane oo Gudiga Khalinta Khilaafaadka ay diideen.

Ugu dambeyntii, Maalinta Berito ayaa lagu wadaa in la dhaariyo Mudanayaashan loo ogolaadey inay ka mid ahaadaan BFS.

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: