War deg deg ah: Nabadoon ka mid ahaa ergada oo hadda Muqdisho lagu diley

WAAJIDPRESS – 28 DEC 2016:

Koox Hubeysan ayaa Caawa ku dishey (ALLAHA U NAXARIISTO) Nin Oday ah oo lagu Magacaabo Nabadoon Axmed Dhoore oo kamid ahaa Ergadii tagtay  Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG ah ee Galmudug,waxna ka soo doortay Xubnaha Aqalka Hoose  Salaadii Cishaha Masaajidka weyn ee Degmada Heliwaa ee Gobolka banaadir.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in ay baxsadeen Kooxda Dilka Geysatay,waxaana halkaas tagay Ciidan ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya oo baaritaano sameeyay, inkastoo aysan jirin Cid ay soo qabteen.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: