WAQTIGA LA QABANAYO DOORASHADA GUDDOONKA BAARLAMAANKA OO LA SHAACIYAY

WAAJIDPRESS – 2 JAN 2017:

Muqdisho – Guddiga qaban qaabada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka oo dhowaan la dhisay ayaa sheegay in doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen ay dhici doonto 11-ka ilaa 12-ka Bishan January.

Guddiga ayaa sheegay in Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo labadiisa ku xigeen ay bilaabanayso 11ka bishan ayna dhamaan doonto 12ka bishan January ee sanadkan 2017-ka.

Waxa ay Guddiga qaban qaabada Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Golaha shacabka ay sheegeen in ay si wanaagsan u socoto qaban qaabada ku aadan Doorashada Guddoomiyaha Golaha shacabka iyo labadiisa ku xigeen.

Doorashada guddoonka baarlamaanka Soomaaliya haddii ay dhacdo ayaa waxaa lagu wadaa in la diyaarin doono doorashada Madaxweynaha Soomaaliya taasoo la rajaynayo in la qabto inta aysan dhamaan bishan Janaayo 2017.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: