DAAWO: XILDHIBAAN CABDIRASHIID XIDIG OO maanta ku dhawaaqey musharaxnimadiisa kursiga GUDOOMIYAHA Baarlamaanka iyo XAFLAD LAGU TAAGYEERAYO MUSHARAX GUDOOMIYAHA BFS C/RASHIID XIDIG OO LAGU QABTEY MAGAALADA BIRMINGHAM EE DALKA UK

WAAJIDPRESS – 3 JAN 2017:

img_1204

Musharaxa   ee Xilka Kursiga Gudoomiyaha Baarlamaanka C/rashiid xidig ayaa maanta si rasmi ah shaaca uga qaaday in uu diyaar u yahay ka qeyb galka doorashada gudoonka Baarlamaanka.

C/rashiid xidig oo La hadley Idaacaddaha  ayaa shaaca ka qaaday in uu isku kalsoon yahay xilka Gudoonka Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliyana uu ku guuleysan doono isagoo ku faanay in uu heysto Codadka Xildhibaano kor udhaafaya 160.

Dhinaca kale, Xaflad Ballaaran oo lagu taagyeeraayo Musharax Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlada Soomaaliya C/rashiid Xidig ayaa lagu qabtey Magaalada Birmingham Ee Dalka UK.

Cabdirashiid Maxamed Xiddig ayaa taageero xooggan ka helay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Cabdikariim Xuseen Guuleed, waxaana si xawli ah looga dareemayaa ol-olihiisa isaga oo ay saddexda Xasan Sheekh, Shariif Xasan iyo Cabdikariim ay ku bixinayaan dhaqaale, waqti iyo juhdi badan sidii ay isu beddeli lahayd shaxda

Waxaa jiro Isbahaysi Cusub Sir ah oo U Dhexeeya Koonfur Galbeed Soomaaliya , Galmudug iyo qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Beesha Daarood – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: