War deg deg ah: Sargaal Katirsan DF Oo Caawa Lagu Toogtay Magaalada Muqdisho Xili Ay…

WAAJIDPRESS – 3 JAN 2017:

Sargaal katirsan ciidamada milateriga dowlada soomaaliya ayaa caawa fiidkii lagu dilay degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir.

Dilka sargaalkan ayaa yimid kadib markii kooxo aan la garaneyn bastoolado ku dhuftayn kadibna isaga baxsadayn goobta dilka oo kadhacay.

Goob joogayaal halkaas kusugan ayaa warbaahinta usheegay dilkaas inkastoo ciidamada dowlada halkaas gaarayn ayna wadaan howl galo lagu soo qabanaayo kooxihii dilkaas geyste.

Ugu danbeyntii sargaalkan caawa ladilay ayaa lagu magacaabi jiray Cumar Fareey kana tirsanaa ciidamada milateriga waxaan lagu dilay agagaarka dugsiga hoose dhexe ee Maxamuud Axmed Cali ee degmada Yaaqshiid ee gobolka banaadir.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: