GANACSATADA & CULUMADA GOBALKA BAAY OO KA SHIRAY SIDII LOOGU GURMAN LAHAAY DADKA AABAARTU

WAAJIDPRESS – 6 JAN 2017:

img_1208 img_1209 img_1210

 

Kulankan oo ay Ganacstada iyo Culumaa’udiinka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay ku yeesheen Magaalada Baydhabo ayaa waxa ay uga hadleen abaaraha ku dhuftay gobollada Koonfur Soomaaliya iyo saameynta ay ku yeesheen nolosha dadka iyo duunyada, iyagoo ugu baaqay bulshada KGS, Ganacsatada Gobolka in ay ka qeyb qaataan gurmadka loo sameynaya abaaraha ka jira Degaanada KG Soomaaliya.
Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay culimada KG Soomaaliya, Ganacsato iyo Waxgarad. waxaana intii uu socday kulanka diiradda lagu saaray sida ugu haboon ee looga qeyb qaadan karo gurmadla loo sameynaya dadka iyo duunyada ku nool gobollada ay ku dhufatay abaaraha.
Sheekh Xasan Ibrahim C/laahi (Sh. Xasan Gaab) oo isna ka hadlay ayaa ku booriyay Umadaha muslimiinta iyo Ganacsata inay soo caawiyaan dadka.
Ugu dambeyntii, 2011kii ayey aheyd markii abaaro nuucaani oo kale ay ku dhufatay qaar ka mid ah gobolada dalka, taasoo waxyeleysay dadka iyo duunyada.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: