MUDANE XILDHIBAAN BADBAADI WADANKA EE HA DOORANIN JAWAARI

WAAJIDPRESS –  10 JAN 2017:

Qodobada Xasaasiga ah ee la sheegey inuu ku fashilmey Prof., Jawaari waxa ka mid ah:
1 – Awoodii Baarlamanka oo uu ku wareejiyey Hogaamiyaasha Mashada Wadatashiga Qaran.
2- Xildhibaanadii oo u diidey in amaankoodu la sugo isla markaana taasi waxay sababtey in la dilo 32 Mudane oo ka tirsab Baarlamanka Jamhuuriyada Federalka Ee Soomaaliya.
3 – todobo (7) Bilood ee Ugu dambeysey oo la sheegey inuu leexsadey Mushahaarka Mudanayaasha Baarlamanka.
4 – Awoodii Baarlamanka oo ku wareejiyey madaxtooyada Soomaaliya, taasoo muujineysa inuusan markale qaban karin Gudoonka Baalamanka – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: