Akhriso then DAAWO: Musharax Dr. C/rashiid Xidig oo Goor dhow maanta sheegay in Berito uu Noqon Doono Gudoomiyaha BFS – INSHA ALLAH

WAAJIDPRESS – 10 JAN 2017:

xidig

Waxaa Hoteelladda magaalladda Muqdisho ka socdo Dhaqdhaqaaqyo xooggan oo la xiriira Ololaha Murashixiinta, waxaana si gaar ah loo dareemi karaa Ololaha Murasharax Dr. CabdiRashid Xiddig ee uu ugu diyaar garoobayo Doorashadda lagu madalsan berrito oo ay taariikhdu tahay 11-ka bisha January ee sannadka  2017-ka.

Murashax Xildhibaan Dr. C/rashiid Xiddig waxa uu Kulamo la yeeshay Xildhibaanadda ka soo kala jeeda Puntland, K/Galbeed, Jubbaland, Galmudug, Hirshabelle iyo kuwa Reer Muqdisho.

Siyaasiyiin badan iyo Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed, ahna Murashax Madaxweynaha JFS, Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka dhex muuqday Madaxda taageersan Dr. C/rashiid Xiddig.

Xildhibaanadda iyo Siyaasiyiinta ka hadlay Kulamadaasi ayaa dhamaan ku mideysan in loo baahan yahay  Isbedelka Hoggaaminta dalka, si loo helo Siyaasad Mideysan iyo Wada-tashi Guud oo loo dhan yahay – DAAWO:

 

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: