WASIIRKA GANACSIGA KGS“DOORASHADII SHALAY XASAN SHEEKH AYAY FARIIN U TAHAY”

WAAJIDPRESS – 13 JAN 2017:

Wasiirka Ganacsiga Maamulka Koonfur Galbeed C/laahi Sheekh Xasan oo ka hadlayay Doorashadii Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka ee shalay ka dhacday xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay natiijadii Doorashadaasi in ay fariin u tahay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ah Musharax u taagan xilka Madaxwerynaha Soomaaliya.

C/laahi Sheekh Xasan waxa uu sheegay codadkii uu helay Faarax Sheekh C/qaadir macnaheedu in ay ka turjumayaan, in Xasan Sheekh Maxamuud codad sidaasi oo kale ah uu helayo, waxaana uu baaq u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Doorashadii shalay ka dhacday Magaalada Muqdisho oo aheyd mid xiiso badan ayaa soo jiidatay dareenka shacabka Soomaaliyeed, maadaama uu dhacay isbedel aan la fileyn.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: