SAWIRO: GUDOOMIYE PROF. JAWAARI OO LA KULMAY MUSHARAXIIN IYO WAFDI KA SOCDA BEESHA CAALAMKA

WAAJIDPRESS – 14 JAN 2017:

img_1527 img_1528

Muqdisho – Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ahna Madaxweynaha DALKA Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari (OO ka soo jeeda BEELWEYNTA DIGIL IYO MIRIFLE) ayaa maanta Madaxtooyada  kulan la qaatay xubno ka socday Beesha Caalamka iyo qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha ee ku midoobay Golaha musharaxiinta.

xubnaha ka socday Golaha musharaxiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha dalka ayaa Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya u soo gudbiyey in doorashadda madaxweynaha loo sameeyo habraac daahfuran, si looga bad-baado musuq maasuq iyo wax si dabo marin

Gudoomiyaha golaha shacabka ahna Madaxweynaha DALKA iyo dhinacyada kulmay ayaana isku fahmay waxyaabihii kulanka looga hadlay

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: