DAAWO: SHARIIF XASAN IYO QM OO KORMEEREY KAAMAMKA DADKA BARAKACYAASHA EE BAYDHABO

WAAJIDPRESS – 16 JAN 2017:

img_1537 img_1538 img_1539

img_1534 img_1535 img_1536 img_1537

 

Baydhabo – Madaxweynaha Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aaden oo la dhaliiley ayaa maanta markiii Ugu horeysay Kormeerey Kaamamka ay ku jiraan dadka abaarta iyo biyo la’aanta Saameysay Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.

Sidoo kale waxa u booqadey Isbitaalka Weyn Ee Baydhabo Oo ay jiifaan dad badan oo la ildarey cudurka shuban biyoodka isla markaana waxa kormeerka ku wehelinayey Wakiilka Gaarka ah Ee QM u qaabilsan arimaha Bini’aadanimada Ee Soomaaliya Mr. Peter de Clercq.

Wakiilka Gaarka ah Ee Qaramada Modoobey Ee u qaabilsan arimaha Bini’aadanimada Ee Soomaaliya Mr. Peter de Clercq Ayaa maanta Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay ka sheegey in 5 Million oo ruux oo u dhiganta 40% Bulshada Soomaaliya ay haatan u baahan yihiin Garmud deg deg ah.

Madaxweyne Shariif xasan iyo Wefdiga ayaa waxay u kuur galeen xaalada dadka Barakacyaasha ee ku jira Kaamamka Magaalada Baydhabo, kuwaasoo la doonayey La soo gaarsiyo Gaar gaar Bini’aadanimo.

Advertisements

U dhaaf Halcelis

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Beddel )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Beddel )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Beddel )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Beddel )

Connecting to %s


%d bloggers like this: